Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo mudooyinkii u dambeeyey aad u mucaaradsanaa dhinaca Madaxweyne Biixi, mucaaradka oo baadigoobay ayaa Xabsiyada ka waayay ilaa hadda Waxayne Shegeen inay Waayeen ilaa iyo Hada Halka Lageeyey.
Madaxweyne Biixi ayaa jooga deegaanada Baki iyo Ruqi oo ah deegaanada Xildhibaan Abiib laga doortay.
Abiib ayaa dhawaan sheegay in uusan SNM aaminsaneyn, oo aysan nidaam aheyn, taas oo ka careysiisay qeybaha dhexe ee Soomaaliland.
Ad