Home Wararka Maanta Xildhibaanadii Taageeray Itooboya oo Xasaanada Laga Qadaayo iyo Aadan madoobe oo..

Xildhibaanadii Taageeray Itooboya oo Xasaanada Laga Qadaayo iyo Aadan madoobe oo..

0

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya in gudoomiyaha golaha shacabka Aaden Madoobe, uu qabtay mooshin ay soo jeediyeen mudanayaal baarlamaan oo riixayso madaxtooyada Soomaaliya, taas oo ay ku doonayso in 25 xildhibaan oo kasoo jeeda KG laga saaro golaha Shacabka.

Xildhibaanadan u tagay guddoonka ayaa u hanjabay, waxayna sheegeen in ay la xisaabtami doonaan, haddii uusan mooshinkan qaban, Madoobe ayaa dhankiisa sheegay in mooshinadu badan doonaan, haddii kan la qabto.

Madaxtooyada Soomaaliya, ayaa dhanka Garsoorka iyo xeer ilaalinta cadaadis ku saaraysa in lasoo saaro warqad dalbasho xasaanad ka qaadis mudanayaal baarlamaan.

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah: Xasan Shiikh oo Xilka ka Qaaday Xildhibaankii Shalay Itoobiya Tageeray
Next articleFarmaajo oo Si wayn uga Soo Horjeestay Arin Xasan Shiikh ku Kacay