Home Wararka Maanta Dhageyso: Cabdi Qeybdiid ” Qofkii Shabaab Taleefan ka qabta Hantidiisa waan dhaceynaa...

Dhageyso: Cabdi Qeybdiid ” Qofkii Shabaab Taleefan ka qabta Hantidiisa waan dhaceynaa Asaga waan xireynaa

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qeybdiid ayaa shacab badan kula hadlay Mid kamid ah deegaanada ay ciidanka qabsadeen waxana uu u sheegay fariinta Ciidanka.

Qeybdiid ayaa Shacabka u sheegay in ay xiridoonaan oo hantidiisa la wareegidoonaan qofkii Shabaab Taleefaanka ka qabta ama caawiya.

Hoose ka dhageyso Codka

Ad