Home Wararka Maanta Gaadiidlayda galmudug oo soo dhaweeyay Qaadashada Taarikada Cusub (Sawiro)

Gaadiidlayda galmudug oo soo dhaweeyay Qaadashada Taarikada Cusub (Sawiro)

0

Qaar ka mida Gaadiidleyda Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyey qaadashada Taargada iyo Buugga lahaanshaha Baabuurta, kuwaas oo ay bixintooda bilaawday wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug.

Wadayaasha gaadiidkan oo warbaahinta la hadley ayaa ugu baaqey gudiyada gaadiidleyda degmooyinka in ay qaataan taargada iyo laysinka oo ay xuseen in ay qayb ka yihiin jiritaanka Galmudug.

Wasaaradda Gaadiidka Galmudug ayaa dhawaan soo Bandhigtay Taarikada Gaadiidka waxaana Arinkaas soo dhaweeyay gaadiidlayda Galmudug, Maadaama ay tahay Hormar ka bilaawday Galmudug dhaxdeeda ah.

Ad
Previous articleKismaayo: Waa Kuma 4-ta Senator ee Isbadal-doonka usoo Baxday maanta ?
Next articleDhageyso: Cabdi Qeybdiid ” Qofkii Shabaab Taleefan ka qabta Hantidiisa waan dhaceynaa Asaga waan xireynaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here