Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah:Qoor Qoor oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii Xarardheere iyo...

War Deg Deg Ah:Qoor Qoor oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii Xarardheere iyo Gudoomiyihii Hore oo Diiday Xilka Qaadistaas

0

Xarardheere oo loo magacaabay Guddoomiye

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdiwaayeel ayaa Caseyr Ibraahim Mataan u magacaabay degmada Xarardheere.#ILASOCO

Gudoomiyiha Xilka Laga Qaaday ayaa Qooraalkaan ku Daabacay Facebookiisa Wuxuuna Yiri:

“Madax weynaha waqtigiisu dhamaaday iyo cabdi waayel oo xarardheere imaan karin warkoodu waa dhuuso dhaqtar ugee”

Dhanka Kale Ciidamada Ku Sugan Wisil ayaa Diiday Wafdi Hordhac u ahaa Gudoomiyaahaan inuu ka Gudbo Wisil Waana Arin Cusub oo kasoo Korartay Galmudug.

Ad