Home Wararka Caalamka Qof ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Magaalada Malmö ee Dalka Sweden

Qof ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Magaalada Malmö ee Dalka Sweden

0

Qarax ayaa ka dhacay guri villa ah oo ku yaala Malmö, sida ay booliisku ku soo qoreen bartooda. Qof ku sugnaa guriga ayaa dhaawac uu soo gaaray waxaana loo qaaday isbitaal iyadoo aan la ogeyn xaaladiisa.

Booliiska ayaa lagu wargliyay Qaraxa abaaro 03:00 ee xalay kadib markii dadka deegaanka ay maqleen jug,  sida uu sheegay Martin Olofsson, oo la had Sydsvenskan.

Booliska ayaa furay baaritaan horudhac ah oo ku saabsan isku day dil balse ilaa hadda ma jiraan wax tuhmane ah.

Ad
Previous articleMaxay ahaayeen Labada Nin ee Maantay Jubaland Toogashada Ku Fulisay?
Next articleRa’iisul Wasaarihii Bangladesh oo ka baxsatay Dalkaasi Kadib Cadaadis la saaray