Home Wararka Maanta Cali Najax iyo Faarax faataxo oo Barxada Caabudwaaq lagu Dilay

Cali Najax iyo Faarax faataxo oo Barxada Caabudwaaq lagu Dilay

0

Waxaa Xalay Mar Qura Magaalada Caabudwaaq alagu dhwx Dulay Laba Dhalinyaro Ahaa io Caan ka ahaa Magalada Caabudwaaq.

labbo ayaa Lagu kala Magacaabi Jiray Cali Najax iyo Faarax faataxo ragaan ayaana La Sheegay in nin ku Hubaysnaa Qoriga AK47 oo Rasaas la Dhacay kuwaas oo Durbaba Meesha Ku Geeriyooday.

Ragaan la dilay aya kasoo kala Jeeday beelasha Reer kooshin iyo Reer Siyaad Xuseen Waxaana Dilka Gaystay Nin reer Dalal ah.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXasan Nasrallah oo sheegay in ay u aari doonaan taliyihii Arbacadii laga dilay
Next articleDowladda Turkiga oo qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya,