Waxaa Goordhow Magaalada Laasxaanood lagu dikay Ninkii Caanka Ahaa ee Vedioyada Soo Duubi jiray asagoo Qalab ku raran.
Ninkan oo loo yaqaanay Dul Qarnayn ayaa lagu dilay magaaladda Laas Caano.
Wararka ka soo baxaya dilka ninkan ayaa sheegaya in uu imid kadib markii khilaaf soo kala dhex galay Qofka Dilka Gaystay.
Dulqannayn oo saaka ku geeriyooday Magaalada Laascaanood ayaa sababsaday dhaawac malmo ka hor kasoo gaaray qof ay murmeen, kaasoo ku dhuftay toorrey.
Dulqarneyn Wuxuu Ahaa mufakir aragti dheer neceb gumeeysiga iyo isku dulleeynta wadamada shisheeye
Ad