Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Maxamed Jukaato oo Dil Toogashaa ah lagu Xukumay

War Deg Deg ah: Maxamed Jukaato oo Dil Toogashaa ah lagu Xukumay

0

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Galabtay Xukun Dil ah Ku riday Maxamed Cusmaan Cabdiraxmaan (Jukaato) kaas oo dhawaan Magaalada Guriceel lagu soo qabtay asagoo dhuumanaaya.

Maxamed Jukaato ayaa Dhawaan Gudaha Magaalada Guriceel Xili Saqdhexe ah ku dilay Marxuum Libaan adan Ibraahim kaas uu u geeriyooday rasaas uu la dhacay Ciidamada NISA oo Mudo Tobaad ah raadinaayay ayaa Gudaha Magaalada Guriceel kasoo Qabtay Maxamed Jukaato.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaana Galbatay Xukun Dil ah ku riday Maxamed jukaato Bilihii lasoo dhaafay Waxa Guriceel iyo dhuusamareeb ka dhacay Dilal Toogasha ah oo lagu fuliyay Dad wax dilay

Ad
Previous articleBaarlamaanka Soomaaliya oo soo Faragaliyay hubkii lagu Boobay Caabudwaaq
Next articleGolaha Amniga Qaranka oo Soo Saaray Awaamir Cusub oo ku Saabsan Xakamaynta Hubka