Home Wararka Somaliya Galmudug Baarlamaanka Soomaaliya oo soo Faragaliyay hubkii lagu Boobay Caabudwaaq

Baarlamaanka Soomaaliya oo soo Faragaliyay hubkii lagu Boobay Caabudwaaq

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa guddi magacaabay Gaadiidka hubka sida ee lagu bililiqeystay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Gudigaan ayaana Badankood ah Xildhibaano laga Soo Doortay Galmudug Magaacabista Gudigaan Ayaa Kusoo adaysa Xili Maantay wafdi Dowlada Soomaaliya Kasocda Uu Gaaray Magaalda Caabudwaaq.

Wafdiga Dowlada oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Caabudwaaq ayaa durbaba Shir la qaatay Ugaaska Beesha mareexaan Kaas oo loogu tagay Guriga uu ka daganyahay Magaalada caabudwaaq.

warar Hordhac ah ayaa Sheegaaya in Dowlada Soomaaliya Codsatay in Lasoo celiyo kaliya Qoryaha Shaamshuutarka oo aan Badana Soomaaliya Laga Isticmaalin Kuwa kala aan laga Rabin in lasoo celiyo lama oga wadahadalkaan waxa uu ku dhamaan doono.

Ad
Previous articleXildhibaanada Federaalka Ee laga Soo Doortay Galmudug oo Qoor Qoor Weeraray akhriso Xogta Xildhibaan dayax
Next articleWar Deg Deg ah: Maxamed Jukaato oo Dil Toogashaa ah lagu Xukumay