Home Wararka Maanta Booliska Oo Amar Dadka Reer Muqdisho Soo Dhaweeyeen Caawa Soo Saaray

Booliska Oo Amar Dadka Reer Muqdisho Soo Dhaweeyeen Caawa Soo Saaray

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa mamnuucay in caawa la rido wax rasaas ah, xilli loo dabaal-degayo xuska maalinta qaran ee 26-ka June. Booliska ayaa faray dhamaan ciidamada qalabka sida aan la ridi karin rasaas inta lagu jiro dabaal-degga 26-ka June iyo kowda Luulyo.

Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay “in kaliya dabaal-degga la ogol yahay in la adeegsado Bululeer”, kaasi oo aan wax saameyn dhalineyn, looguna tala-galay dabaal-degga.

Rasaas Haboow ah ayaa Ku dhacda Caawa oo Kale Xafado Ka Mid ah Magaalada Muqdisho kuwaas oo Ay Ka Dhashaan Dhaawac Iyo Dhimasho.

 

Ad
Previous articleShir lisug keenay Beelaha Mareexan Iyo dir oonKa Furmay Dhuusamareeb(Sawiro)
Next articleSoomaaliya oo qaramada Midoobay uga cabatay ciidanka Itoobiya iyo cawaaqibka ka dhalan kara arrinkaan