Home Wararka Somaliya Galmudug Howlgal Xoogan Oo Maantay Kasocda Guriceel kadib Dil Xalay loogu Gaytay Liibaan...

Howlgal Xoogan Oo Maantay Kasocda Guriceel kadib Dil Xalay loogu Gaytay Liibaan Ganeey

0

Guriceel: waxaa xalay xili dambe lagu dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, waxaa sidaasi xaqiijiyay Taliska Booliiska Degmada.

Booliiska ayaa intaa ku daray in ay ku raad joogaan Eedaysanihii Falka geystay oo baadi goobkiisu socdo maadaama uu goobta ka baxsadey.

Laamaha amniga degmada Guriceel oo iskugu jira Nisa Ciidamada booliska oo uu kaabayo Maamulka Degmada Guriceel Ayaa baadi goobaya Gacan ku Dhiig laha Baxsaday.

Ad
Previous articleDowladda Mareykanka oo mar kale diginin xooggan ka bixisay heshiiska badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka Somaliland
Next articleSomaliland oo si cajiib ah uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh