Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Qaraar oo Gaadiid Dagaal Lagu kala Qabsaday oo Dhex Maray Sacad...

Dagaal Qaraar oo Gaadiid Dagaal Lagu kala Qabsaday oo Dhex Maray Sacad iyo Laylkase

0

Dagaal Culus oo Soo Gaaray Caawa Fiidkii Ayaa Ka Dhacay Gobalka Mudug Dagaalka Oo Soo Bilowday Saakay Ayaa Xoogiisa Galbtay ka dhacay Labada Maygaag.

Dagaalkaan oo Dhexmaray Beelaha Sacad iyo Laylkase ayaa Ahaa Dagaalkii Ugu Qararaa oo Mudooyinkaan Dhex Mara Labadaas Beelood.

Ilaa Haatan Khasaaro Badan Ayaa La Xaqiijiyay inuu ka Dhashay Dagaalkaan Ku  Dhawaad Labaatan Ruux ayaa La Xaqijiyay Inay Ka Geeriyoodeen labada Dhinac Halka Dhaawac kor u dhaafay 40 Qof.

Dhaawacyadaan Ayaa Loo Kala Qaaday Magalooyonka Galdogob iyo Gaalkacyo.

Dagaalkaan ayaana Waxaa Lagu kala Qabsaday laguna Kala Gubay Gaadiid Dagaal Hal Gaari ayaa La Xaqiijiyay inuu ka Gubtay Beesha Sacad Halka Gaari Dagaal oo looga Qabsaday Beesha Laylkase.

Maamulada Galmudug Iyo Puntlabd ayaana Wali ka Hadlin Dagaalkaan oo Wali Laiaku Hub Aruursanaayo Sidoo Gurmadyo Xoogan Ayaa Ka kala Baxay Maamulada Galmudug iyo Puntland kuwaas oo Laga Yaabo inay Xaaladu uga Sii Daraaan.

Ad
Previous articleWasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Ku dhiiraday inu Tago Magaalo Alshabaab Maalmo ka Hor Laga Saaray(Sawiro)
Next articleWaa Sidee Xalaada Goobihi ay Shalay Ku Dagaalameen Beelaha Sacad iyo Laylkase iyo Khasaaraha Kala Gaaray