Baarlamaanka Dowladda Galmudug ayaa ansaxiyey Degmooyinka cusub ee Gadoon, Godinlabe iyo Xero-dhagaxleey oo dhamaanba noqonaya kuwo sharci ah.
Tirada Degmooyinka cusub ee Baarlamaankani ansaxiyey ayaa gaartey 12 degmo oo wax la qaybsanaya degmooyinkii hore ee sharciga ahaa.
Horay Waxa Degmooyinkaan u Ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug Maantay Waxaa Meel Mariyay Baarlamaanka Galmudug Waxaana u Dhiman Kaliya Saxiixa Madaxweyne Qoor Qoor.
Degmooyinkaan ayaa Waxaa Kala Daga Gadoon Beesha Cayr Godinlabe Beesha Saleebaan iyo Xeradhagaxleey oo Beesha Sacad ay Dagaaan.
Ad