Home Wararka Maanta Dagaal Khasaaro Badan Gaystay oo La Beelood oo Wlaaalo ah Saaky ku...

Dagaal Khasaaro Badan Gaystay oo La Beelood oo Wlaaalo ah Saaky ku Dhex Maray Galmudug

0

Faahfaafino Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxayso Dagaal deegaanka miyiga ah ee udhexeeyo xeraalle iyo Caabudwaaq ku Dhexmaray Labo Maleeshiyo Beeleed oo kasoo Kala Jeeddo xeraalle iyo Caabudwaaq kaas oo uu ka dhashey Qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo Kala Gaaray Dhinacyada Dirirtu ku dhexmartay deegaanka Laandheere ee Gobalka Galgaduud.

Dhimashada in ka Badan 8 ruux oo labada dhinac ah iyo dhaawaca Dhowr iyo Toban kale ayaa lasoo Wariyey Dagaal Beeleedkan Oo Salaadii Subax ee Saaka Bilowday kaas oo Hada wali Ka Socdo deegaankii uu ka Dhacay Subixii Hore.

Dagaalada udhaxeeyo maleeshiyo Beeleedyada Ka dhaco Galmudug ayaa inta Badan ka Dhasha Dilal La Xariiro dakanaysi Dad Horey la iskaga Dilay Deegaamayn iyo dhul Daaqsimeed aan xal Laga gaaray.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Degmadda Ka Tirsan Galmudug.
Next articleXeerbeegtida oo dambi Culus ku helay Soomaali degan Minnesota