Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday...

War Deg Deg ah: Alshabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Degmadda Ka Tirsan Galmudug.

0

Alshabaab aya Saakay Aroortii Hore Weerar Qaraxyo Culus ku Bilowday ku Qaaday Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.

Degmada Ceeldheere Ayaa Waxaa Ku Sugnaa Cutubyo Ka Katirsan Ciidamada Gor Gor Kuwaas oo Alshabaab kala Hortgay Dagaal Iska Caabin Ah.

Dagaalka Oo socday Mudo ku Dhow Halsaac Ayaa Kooxda Alshabaab Lagu Qasbay inay Dib U laabtaan.

Dadka Deegaanka ayaana noo Xaqiijiyay in Haatan Degmada Ceeldheer Ay Gacanta Ku Hayaan Ciidamada Gor Gor oo Markii Hore joogay.

Alshabaab Majecla Inay Weeraraan Goobaha aya Saldhigyada Ku Leeyihiin Ciidamada Gor Gor Waana Sababta Mudo Dheer ay Alshabaab uga Wareegsanaayeen Degmadaan Ceeldheer oo Saakay lagu Jabiyay.

Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Shaacisay in Alshabaab Guul Daro Dhabarka Loo Saaray.

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo Ciidammada Deegaanka ayaa saakay jab xooggan u geystay Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah oo waaberigii hore ee saakay weerar kusoo qaaday fariisimmo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo deegaanka ku leeyihiin degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Dowladu Mashaacin Khsaaraha Sooo Gaaray Ciidamada Dowlada ew Ku Sugnaa Degmada Ceeldheer.

Xubno ka Tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa daraawiishta Jubaland ay iska kaashadeen howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al shabaab. Howlgalkaan ayaa ka

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Ad
Previous articleSirajuddin Haqqani oo Maraykanku Malaayiin Doolar Dul Dhigay oo Xajka lagu arkay
Next articleDagaal Khasaaro Badan Gaystay oo La Beelood oo Wlaaalo ah Saaky ku Dhex Maray Galmudug