Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku Fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa.
Ragaan ayaaana Saldhigga Booliiska ku Xirnaa mudo kuwaas oo Sugaayay ina Laga Oo fiyo Qisaasta Dilkii ay u Gaysteen Macalinkii iyo Dhaqtarkii Walalahaa ahaa ee Hooyadood lagu hordilay.
Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan ayaa lagu fuliyay dilka qisaasta ah ee Marxuumiinta kale ahaa Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan.
Raggan ayaa waxaa horey dil toogasho ah ugu xuntay Maxkamadda Gobolka Galgaduud Ragaan ayaa Laga Soo Qabtay Xaduudka Gobalka Shabeelada Dhexe ayagoo Baxsad ahaaa.
Ad