Home Wararka Somaliya Jubbaland Axmed Madoobe oo ku jira Xiligiisui ugu adkaa Iyo Culays kasoo Wajahay...

Axmed Madoobe oo ku jira Xiligiisui ugu adkaa Iyo Culays kasoo Wajahay Dib u Doorashadiisa

0

Madaxweynaha Juba land Axmed Madoobe ayaa kulan la qaatay Golaha Wakiilada maamulkaasi xaflad casho sharaf ah oo Madaxtooyada ka dhacday, kulanka ayaa loga hadlay xaalada maamulka. Ilaa bisha 8 aad ayuu sheegay inuu qiimeyndono isdoorashadiisa ,balse hadda uusan ku deg degeyn isdoorasho markaasi oo shirka Madasha dib logu balamay.

Culeys siyaasadeed ayuu sheegay inuu ka jiro dhanka Kenya madaama ay jiraan siyaasiyiin xaduudaha ciidamo logu tabarayo balse uu iska difaacidono sida uu yiri: isago ku sheegay dabodhilif la soo adeegsaday inay yihiin. Dhowrkii maalin ee la soo dhaafay ayaa magaalada laga Kismaayo laga dajiyay ciidamo ka tirsan DF kuwaas oo gaarayo 1500 askari oo qeyb ka ha howalgalka xoreynta Shabab ee wajiga labaad. Isku shaandheyn laga yaabo xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Cafimaadka inay ku baxaan ayaa la sameyndonaa.

Xiligii ugu adkaa Maamulka Axmed ayuu marayaa marka lo fiiiriyo soyaalkiisa taarikheeda dhaqaalo ahaan, Amni ahaan iyo dagaalada kaga furan wadamadda dariska walibo Kenya oo gabaad u ahayd waqti hore.

Ad
Previous articleWaa kuma ninka Soomaaliga ee Ingiriiska ku dilay haweeneey waddo lugeyneysay habeen madoow?
Next articleDonald Trump oo lagu helay dhammaan dambiyadii lagu soo oogay