Home Wararka Caalamka Germalka Tirada Dadka ku dhintay Daadadka oo sii kordheysa

Germalka Tirada Dadka ku dhintay Daadadka oo sii kordheysa

0

Kooxaha badbaadada deg deg ah ee galbeedka Jarmalka iyo biljamka  ayaa wada gurmad xoogan oo la doonayo in lagu samata bixiyo boqolaal ruux oo saameyn daran ay ku yeesheen fataahadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Dalka Jarmalka, kuwaa oo la sheegay in ay ku dhinteen 150 ruux.

Maamulka gobalka Rhineland ayaa sheegay in 63 ruux oo ay ka mid ahaayeen 12  ruux oo curyaamo ah ay ku geeriyoodeen degaanka sinzig.

Madaxweynaha Jarmalka ayaa sheegay in musiibo xoogan ay ka dhacday dalkiisa isagoo balan qaaday in ay taageero siin doonaan qoysaska ay dadkooda ku geeriyoodeen fatahaadaha

Dad badan ayaa la sheegay in ay go’doomiyeen fatahaadahan ka dhashay biyaha webiyada oo qararka jabsaday.

Kooxaha gurmad deg deg ah ayaa sida la sheegay soo badbaadiyay illaa 50 ruux oo halis ugu jiray in ay la tagaan Daadadka oo xowli ku socday sida uu sheegay mas’uulka ka tirsan dowladda Jarmalka.

Guryo badan oo ku yaala dalkaasi ayaa waxaa dumiyay daadadka iyadoo laga cabsi qabo in dhibaatada ay intaasi ka sii badan karto.

Dowladda ayaa waxaa ay isku dayeysaa in ay diiwaan geliso tirada boqolaal ruux oo la layahay  iyadoo weli goobaha ay dhibaatada ka dhaceen aan la tegi Karin sababa la xiriira wadooyinka iyo qadka isgaarsiinta oo aan wanaagsaneen.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleBaarlamaanka Puntland oo maanta ka shiraya Xeer uu u gudbiyay Madaxweyne Deni
Next articleCiidamada Galmudug oo Howlgalo ka wada Gobalka Mudug Calanka ka taagam Bacaadweyn (Sawiro)