Dagaal dhaliyey khasaaro kala Duwan oo xalay illaa saakay ka Socday Magaalada Baladweyne.
Maamulka Hirshabeele ayaa gabi ahaanba laga saaray Magaalada Baladweyne kadib dagaal.
saacado badan socday Waxaa hadda gacanta ku haya magaalada Mas’uuliyiin sheegay inay Hiiraan State matalayaan Dhimasho iyo dhaawac ayaana jirra.
Shacab Careeysan iyo Ciidamada Hiiraan State oo Gudaha u Galay Saldhiga Booliska Baladweyne.
Cali Jeyte”Ciidanka Baladweyne soo weeraray oo hada Xabada ridaya Jowhar ayaa laga soo abaabulay waxaana dadka lagu gumaadayaa rasaastii dowlada”
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad