#Degdeg:- Ciidanka NISA ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Degmada Dharkenlay ku kala qabtay shabakad isku xirnayd oo ka kooban ayaa iyo saddex xubnood oo AS ah.
Shabakadaan ayaa qaabilsaneed in Qaraxyo ay ka sameeyaan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana lagu qabtay Waxyaabaha Qarxa oo ay u diyaariyeen inay shacabka ku dhibaateeyaan.
Isbadal dhanka ammaanka ah ayaa mudooyinkaan laga dareemay magaalada Muqdisho ka dib markii ciidamada ammaanka ay sameeyeen howlgalo lagu dar-dar galinayay amniga magaalada.
Ad