Home Wararka Caalamka Caalamka: Shehbaz Sharif oo Mar kale loo doortay Raisal Wasaaraha Dalka Pakistan

Caalamka: Shehbaz Sharif oo Mar kale loo doortay Raisal Wasaaraha Dalka Pakistan

0

Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib markii doorashooyinka dalkaasi ay sababeen dib u dhac ku yimid dhismaha dowlad wadaag ah.

Codbixiyeyaasha Pakistan ayaa 8-ddii bisha u dareeray goobaha cidbixinta iyadoo doorashadu ay hareeyeen hoos u dhac internet-ka ah, xiritaan iyo rabshado. Sharif ayaa ku laabtay xilkii uu hayay tan iyo bishii August markii baarlamaanka la kala diray.

Codbixiyayaasha baarlamaanka oo markii ugu horreysay kulmay Khamiistii, ayaa kusoo aadeysa xilli ammaanka aad loo adkeeyay iyadoo musharraxiinta uu taageersan yahay raysal wasaaraha hore ee jeelka ku jira, Cimraan Khan ay ka dibad baxeen natiijada ayna dalbadeen sii deyntiisa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleCaalamka: Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo kuwa Dambiyada ka Geesta Sweden
Next articleSweden: Qarax ka dhacay Guri Dabaq ah oo ku yaala Degmada Farsta