Home Wararka Maanta Caalamka: Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo kuwa Dambiyada ka Geesta Sweden

Caalamka: Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo kuwa Dambiyada ka Geesta Sweden

0

iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa kuwa dambiyada ka gala dalka Sweden.

Dowlada oo kaa shaneysa xisbiga SD ayaa wada qorshe ay u magacaabeysa gudi baaritaan ku sameya sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa kuwa lagu helo dambi ay galeen.

Dadka qaar ee lagu xukumo musaafurinta ayanan loo musaafurin karin dalalka ay kasoo jeedaan sababo la xiriira dhibaato ay kala kulmaan halkaasi taasi oo keentay in ay helaan shaqooyin iyo sharciga dalka lakin taasi badalkeeda dowlada ayaa ku howlan sidii looga joojin lahaa kaalmada dhaqaale.

Gudiga Baaritaanka ee lagu dhawaaqayo ayaa dib u eegis ku sameenaya qaabka musaafurinta iyo hakinta kaalmada iyo sida loo fududeen karo.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Soomaaliya oo lakala Furfuray iyo Maantay Wixi ka Dhacay Villa Hargaysa Xili lagu Balansanaa Kulan wayn
Next articleCaalamka: Shehbaz Sharif oo Mar kale loo doortay Raisal Wasaaraha Dalka Pakistan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here