Home Wararka Maanta Maraykanka oo 5 Saldhig oo Cusub ka Furamaaya soomaaliya iyo Xasan shiikh...

Maraykanka oo 5 Saldhig oo Cusub ka Furamaaya soomaaliya iyo Xasan shiikh oo Ogalaaday

0

Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo Mareykanka illaa shan saldhig ciidan oo cusub uga dhisanayo gudaha Soomaaliya.

Heshiiskan ayaa waxaa saxiixay Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur iyo Sii Hayaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Kuxigeenka Kaaliyaha Xogahaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika.

Mareykanka ayaa waxaa horay saldhig ugu lahaa Garoonka Ciidamada Cirka ee Balli-doogle iyo Garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Ad