Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay iney magaalada Boosaaso ku qabteen labo nin oo ah ajaaniib ka soo kala jeeda dalalka Marooko iyo Siiriya.
Booliska oo soo saaray qoraal kooban ayey ku sheegeen in raggan oo laga qabtay Degaan miyi ah oo hoos taga gobolka Bari ay ka tirsanaayeen kooxaha Al shabaab iyo Daacish.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOLISKA IYO SAWIRADA RAGGA LA QABTAY
Ad