qarax culus oo laga Maqlay Qaybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Faahfaahinya Kasoo Baxaysa Qaraxa ayaa Sheegaysa in  Xarunta Shirkada Hormuud ee ku taala laanta Barwaaqo ee Dagmada Dayniile ayaa lagu xiray Qarax Miino kadibn bur burisay dhismihii xarunta oo dhan .
Lama sheegin qasara dhimasho balse laamaha amaanka Somalia ayaa tagay Hada Goobta kuwaas oo wado baaritaan lagu xaqiijinaaya amaanka Goobta .
Lama oga Sababta loo Qarxiyay Xaruntaan ay Leedahay Shirkada Hormuuud.
Ad