Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Qarax Goordhow ka Dhacay Muqdisho

Wararkii ugu Danbeeyey Qarax Goordhow ka Dhacay Muqdisho

0

qarax culus oo laga Maqlay Qaybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Faahfaahinya Kasoo Baxaysa Qaraxa ayaa Sheegaysa in   Xarunta Shirkada Hormuud ee ku taala laanta Barwaaqo ee Dagmada Dayniile ayaa lagu xiray Qarax Miino kadibn bur burisay dhismihii xarunta oo dhan .

Lama sheegin qasara dhimasho balse laamaha amaanka Somalia ayaa tagay Hada Goobta kuwaas oo wado baaritaan lagu xaqiijinaaya amaanka Goobta .

Lama oga Sababta loo Qarxiyay Xaruntaan ay Leedahay Shirkada Hormuuud.

 

Ad
Previous article28 Qof oo Doonaayay inay Alshabaab ku Biiraan oo Gacanta Lagu Dhigay
Next articleNaadiya Maxamed unoqotay Soomaaligii ugu Horeeyey ee loo Doortay uq magaalo oo Mareykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here