Home Wararka Maanta Dhakhaatiirta isbitaalka Al-Quddus oo diiday in ay isaga baxaan isbitaalka kadib digniinta...

Dhakhaatiirta isbitaalka Al-Quddus oo diiday in ay isaga baxaan isbitaalka kadib digniinta Israa’iil

0

Duqeymaha xooggan ee Israa’iil ay ka geysanayso waqooyiga Qasa ayaa weli sii socda, iyadoo duqeymo xooggan ay ku dhaceen meel ku dhow isbitaal muhiim ah oo ku yaalla magaalada Gaza.

Hay’adda bisha Cas ee Falastiin ayaa BBC-da u sheegtay in ay duqeymo xiriir ah ku dhaceen agagaarka xarunta isbitaalka Al-Qudus, iyada oo Israa’iil ay u sheegtay dhakhaatiirta in ay isaga baxaan.

Boqollaal bukaanno ah oo ay ku jiraan carruur ayaa lagu daweynayaa halkaasi, waxaana la sheegay in ku dhawaad afar iyo toban kun oo rayid ah ay gabbaad ka dhiganayaan.

Shaqaaluhu waxay muujiyeen in bukaannada laga daad gureeyo goobta ay tahay wax aan macquul ahayn.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDagaal ka Socda Deegaanka Xananbuure ee Duleedka Dhuusamareeb
Next articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Sababtii ay Marwo Cabdi Bashiir loo Dhabar jabiyay iyo ujeedka ay ka lahaayeen