Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye & Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa isku khilaafay hanaanka doorashada Xildhibaanada Aqalka sare
Deegaannada Galnudug ayaa waxaa lagu dooran doonaa 8 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare taasi oo keentay in khilaafka uu ka dhashay.
Madaxda Galmudug ayaana si aad ah iskugu khilaafay hanaanka loo marayo doorashada 8 xildhibaan waxana jira guux xoogan oo ka jira magaalada.
arinta ugu weyn ayaa ah in xubnaha loo furo qof walbo si uu uga qeyb galo doorashada halka masuuliyiin gooni ah ay kuraasta xirteen oo ay iyaga doonayaan
lama ogaan kara sida xaalada tahay waxana socda kulamo gooni gooni ah oo magaalada dhuusomareeb ku dhexmaray xildhibaanada Galmudug
lasoco waxa soo kordha
Mudug24 dhuusomareeb
Ad