Allaha unaxariistee waxaa Goordhow Magaalada Baladweyne lagu Dilay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir oo Kamid Ahaa Ganacastada Magaalada Baladweyne.
Ganacsadaha la dilay ayaa Mudooyinkii dambo Dhismo ka waday Kaliga waraaboolle, waxaana Dilay Koox Hubeeysan Sida Dad ka ag dhow Goobta ay sheegeyn.
Dilkiisa waxaa uu ka dhacay
Xaafada Howlwadaag kadib markii uu kasoo baxay Kaliga waraaboolle, ilaa iyo Hada Ma Cada Sababta ka Dambeeysay Dilkiisa iyo Cida dishay.
Dilka Ganacsatadaha waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Qaar Kamid ah Eheladiisa.
Ad