Home Wararka Maanta Mahad Salaad iyo Qoor Qoor oo Gaaray Degaanka Ceelgaras oo Mantay Alshabaab...

Mahad Salaad iyo Qoor Qoor oo Gaaray Degaanka Ceelgaras oo Mantay Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray Aagga deegaanka Ceel-garas ee gobolka Galgaduud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta oo muddo badan bulshada ku dhibaateyneysay.

Masuuliyiinta ayaa Bogaadiyay Ciidamada Qaranka iyo xooggaga difaaca Shacabka ee Cadowga ka xoreeyey deegaano Badan oo dhaca Bariga Galgaduud waxaana ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Shacabka Ceel-garas laga dulqaaday Cadowgii muddo dhibaateynayay.

Ad