Home Wararka Maanta Taliyaha Ciidamada Lugta Oo Gaaray Wisil iyo Doyaargaroow Dagaal oo Kasocda Halkaas(Sawiro)

Taliyaha Ciidamada Lugta Oo Gaaray Wisil iyo Doyaargaroow Dagaal oo Kasocda Halkaas(Sawiro)

0

Taliye ku xigeenka ciidanka Lugta Gen. C/laahi Aden Xusein (Cirro) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Labada Gole Baarlamaanka JFS, Siyaasiin iyo Gudoomiyaha Gudiga Difaaca Iyo dib u xoreynta Koonfurta Mudug Sheikh C/manan Sheikh Maxamed Cismaan ayaa maantay Kormeer iyo diyaargarow ugu tagay Guutada Abuu Dujaana ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Wisil ee koonfurta Gobolka Mudug.

Kormeerka Masuuliyiintaan Ayaa ujeedkiisu ahaa U diyaar garowgii u Dhambeeyey ee Ciidamada Qaranka, kuwa Galmudug iyo Shacabkuba ugu jiraan Dagaalka ka dhankaa kooxda Khawaarijta AS. Iyagoo u sheegey inay udiyaar garoobaan U dhaqaaqidda Xoreynta degaanada Ka Maqan Gacanta Dowladda.

Ad
Previous articleMW Chechnya oo wacad ku maray inuu hooyadii uga aargudayo Maraykanka
Next articleWar Deg Deg ah:Ciidamada Dowlada oo la Wareegay Degaanka Ceel-laelay