Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar kooban oo uu ku tagay dalka dibadiisa.
Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha Kusoo dhaweeyey Gudoomiye Ku xigeenka labaad BFS, Qaar ka mid ah Golaha wasiirada XFS, xildhibaanada labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin sare oo heer Federaal iyo Heer Galmudugba ah.
Madaxweynaha Ayaa Maalmihii la soo dhaafay ku maqnaa safar dibada ah waxaana Maanta soo dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Fedraalka Soomaaliya.
Ad