Maxkamada Gobolka Galgaduud Ayaa waaran Soo qabasho ah U jartay eedeysanayaasha ku qoran warqadaan Magacyadooda Iyadoo loo haysto Dilkii Xaquuqa Ahaay ee dhawaan ka dhacay Deeganka Faragooy oo lagu dilay Marxuum Nabadoon Cali shiikh Abdulle iyo gabar uu adeer uyahay iyo sadex wiil oo kale.
Dadkaan lalaayay ayaa Ku Siijeeday Degmada Ceelbuur oo ay Kasoo Jeediin Nabadoonka iyo Qoyskiisa ayaana Kasoo Dagay Garoonka Dhuusamareeb si uuga Sii Gudbo Deganad Ceel Garas iyo Ceelbuur Balse Maleshiidkaan ayaa Jidka Ugalay Sidaasna Ku laayay.
Ad