Ciidanka dowladda ayaa goobta Qaraxa ku dilay 5 naftood hallige oo khawaarijta katirsanaa, kuwaas oo dad shacab ah ku weeraray Hotel Liido ku yaalla.
Ugu dambeyn ma jirto Xabad hadda dhacaysa, weerarkiina waa lasoo af-jaray. Xaaladda Magaaladda ayaa hadda dagan majirto Rasaas la maqlayo.
Wali Ma Cadda Khasaaraha Ka Dhasahay Weerarkaan oo Xalay Cishihii Kadib lagu Qaaday Hotelka Pearal Beach ee Ku Yaal Xeebta Liido
Ad