Home Wararka Maanta Alshabaab oo Sheegtay Masuuliyada Dilka Muuse Maxamed Rooble

Alshabaab oo Sheegtay Masuuliyada Dilka Muuse Maxamed Rooble

0

War kasoo baxay Al Shabaab ayey ku sheegatay masuuliyada dil ka dhacay xaafada Oobasiibka ee degmada Wadajir, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in ay dileen nin katirsanaa ciidamada macawuusleyda ee dagaalka kula jira.

Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahanno katirsan kooxdooda toogteen Muuse Maxamed Rooble, waxa ayna ninkan sheegeen in uu kamid ahaa horjoogayaasha macawuusleyda ka dagaalanta qeybo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay in magaalada Muqdisho iyo deegaanno kalaba ka bilaabeen dagaalyahannada madax jabiska in ay beegsadaan raga katirsan macawuusleyda ee dagaalka kula jira Al Shabaab.

Dilkan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa imaanaya, xilli ammaanka caasimadda muddooyinkii dambe uu soo hagaagayay lagana howlgaliyay magaalada ciidamo cusub oo wax ka bedelay ammaanka magaalada.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMasaajid Towfiiq oo La Gubay iyo Cara ka Dhalatay
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaal qaraar Oo ka Socda Duleeska Laasacaanood