Home Wararka Maanta Eedo Caruur looga Tagay Si arxan Dara ah U Dishay oo Muqdisho...

Eedo Caruur looga Tagay Si arxan Dara ah U Dishay oo Muqdisho lagusoo Qabtay(Sawiro)

0

Ciidamada booliiska ee ka howlgala saldhigga degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney la sheegay in ay dil arxan darro ah u geesatay wiil yar oo eedo u aheyd uu dhalay ninkeeda.

Haweeneydan oo warbaahinta usoo bandhigeen booliiska ayaa la sheegay in si xun u garaacady wiilka saqiirka ah uuna u geeriyooday jir dilka, waxaana wiilka yar  jirkiisa ka muuqda garaacis xooggan ay u geestay eedadiis.

Booliiska ayaa sidoo kale soo bad baadiyay gabar kale oo la dhalatay wiilka ay dishay eedadiis, waxa ayna booliiska sheegeen in gabadha yar iyana jirkeeda ka muuqday dhaawacyo xooggan ay u geesatay eedadeed.

Taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa sheegay in baaritaano ku wadaan haweeneyda dilka u geesatay wiilka yar, waxa ayna booliiska sheegeen in caddaalada la hor-geyn doono eedada arcanka daran ee dishay wiilka ninkeeda uga tagtay.

Aabaha dhalay carruurtan yar yar ee midna geeriyooday midna lasoo bad baadiyay ayaa kunool dalka dibadiisa, waxaana la sheegay in xaaskiisa oo ah tan dilka geesatay carruurtan u heesay kuna biilayay

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMareykanka oo shaaciyey inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab
Next articleQoor Qoor oo Wasiiro Waqti Dheer lasoo Shaqaynayay Xilka Ka Qaaday kuwa Cusubna Magacaabay