Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Garasbaaley ee Muqdisho oo Qarax Lagu dilay

Gudoomiyihii Garasbaaley ee Muqdisho oo Qarax Lagu dilay

0

Gudoomiyihii  deegaanka Garasbaaleey Cabdiraxmaan Garyare  iyo laba ka mida ilaaladiisa ayaa ku dhintay qarax lala eegtay gaarigiisa.

Gudoomiyaha ayaa ka soo baxay Salaadda Jimcaha oo dadka uu kula dukaday Masjid ku yaala deegaanka Garas-baaley.

Afar bil ka hor Gudoomiye ku xigeenkiisa iyo gudoomiyii dhalinyarada ayaa lagu dilay Qarax lagula eegtay isla Garasbaaley.

Garyare ayaa ka mid ahaa aasaasayaasha degaanka Garasbaaley waxaana uu gudoomiye ka ahaa sanado badan.

Ad
Previous articleWakiilka Midowga Afrika usoo Magacaawday Soomaaliya oo is casilay
Next articleGudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Qeyb-galay Salaada Janaasad Gudoomiyihii Garasbaley