Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Qeyb-galay Salaada Janaasad Gudoomiyihii Garasbaley

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Qeyb-galay Salaada Janaasad Gudoomiyihii Garasbaley

0

Gudoomiyaha Gobalka Banadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Allaha unaxariistee Gudoomiye Cumar Finish.

Gudoomiye garyare oo ahaa Gudoomiyahii Garasbaaley ayaa Maanta Lagu dilay Qarax ismiidaamin ah asigoo ka soobaxay Salaadii Khudbada.

Cumar Finish oo ka hadlay Goobta ayaa ka Tacsiyeeyay geeridii Lama filaanka ahaa ee Gudoomiyaha Garasbaaley iyo ilaaladiisa.

Dhawaan ayaa garasbaaley Lagu dilay Gudoomiye ku xigeenkii Amniga iyo siyaasada Garasbaaley Cali Maxamed Macalin iyo Gudoomiyihii dhalinyarada Deegaanka C/rashiid Cali dubad.

Ad
Previous articleGudoomiyihii Garasbaaley ee Muqdisho oo Qarax Lagu dilay
Next articleShirka Madaxda Maamul Gobaleedyada dalka iyo Dowladda Dhaxe oo Maanta Furmaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here