Home Wararka Caalamka Wakiilka Midowga Afrika usoo Magacaawday Soomaaliya oo is casilay

Wakiilka Midowga Afrika usoo Magacaawday Soomaaliya oo is casilay

0

Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama ayaa ka tagay shaqadiisii ​​Wakiilka Sare ee Midowga Afrika ee Soomaaliya.

in ka badan hal todobaad ka dib markii Muqdisho ay diiday Shaqadiisa, iyadoo u sababeysay eex.

Mr Mahama warqad uu u qorey Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayuu ku muujiyey inuusan hada kadib qaban doonin shaqadaas, isagoo u cuskadey arrimo kalsooni dara ah oo uu ka sheegey Dowladda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan diiday Wakiilka Cusub ee Midowga Afrika waxayna sheegtay inuu Xariir Hoose la leeyahay Dalka Kenya.

Qoraalka Wakiilkaan shaqada ka tegay ayaa waxaa ka mid ahaa in Eex Laga tabanayo sidaas darteedna uusan shaqada sii wadi karin.

Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo War ka soo saartay Dadaalada R/W ee dhanka Doorashooyinka
Next articleGudoomiyihii Garasbaaley ee Muqdisho oo Qarax Lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here