Home Wararka Caalamka Joe Biden oo ka hadlay Ficilada uu Sameenayo Madaxweynaha Ruushka iyo Khatarta...

Joe Biden oo ka hadlay Ficilada uu Sameenayo Madaxweynaha Ruushka iyo Khatarta jirta

0

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hadalka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ku saabsan in hubka nukliyeerka la geeyo dalka ay jaarka yihiin ee Belarus.

-Kani waa hadal khatar ah, waana walaac, ayuu Biden u sheegay saxafiyiinta Aqalka Cad.

Putin ayaa Sabtidii sheegtay inuu amray in la geeyo dalka Belarus hubka taatikada ah ee Nukliyeerka ah ee Ruushka, kaas oo uu xukumo Aleksandr Lukashenko. Biden ayaa sheegay in Ruushku aanu wali wax hub ah oo nukliyeer ah u rarin Belarus. (TT)

go’anka Putin ee Ah in Belarus la geeyo Hubka Nukliyeerka ayaa mujineysa sida Dalkaasi uga go’antahay isticmaalka Hubkaasi hadii uu dareemo Qatar amni oo dalkiisa ah.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleAlshabaab oo weerar Culus ku Qaaday Magaalo U dhow Baladweyne
Next articleGudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo la hadlay Odayaasha Koonfurta Somalia