Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo ka jawaabtay weerar ay Somaliland ku eedeysay

Puntland oo ka jawaabtay weerar ay Somaliland ku eedeysay

0

Maamulka Puntland ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo ay wasaaradda gaashaandhigga ee Somaliland u jeedisay oo ay ku sheegtay in Puntland ay saakay qayb ka ahayd weerar lagu soo qaaday saldhig ciidan oo ay joogeen ciidamada Somaliland.

Wasaaradda gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-banaanida ee Somaliland ayaa qoraal ay saaka baahisay ku eedeysay maamulka Puntland ee Soomaaliya oo ay is-garabsanayaan Kooxo ay ku sheegeen “nabad-diidka iyo argagixiso” iyaga oo intaas ku daray in mas’uuliyadda weerarka ay qaadi doonto Puntland.

Hoos ka dhagayso, Eng Maxamuud Caydiid Dirir, wasiirka isgaarsiinta, tiknolojiyadda iyo warfaafinta Puntland oo ka jawaabaya eedeymahaas.

Ad
Previous articleGolaha shacabka oo la horgeeyey Mooshin la xiriira xariga Cabdalla Muumin
Next articleDal ay maraan dadka u tahriibaya Maraykanka oo ay Ku Jiraan Soomaalida oo xuduudiisa gaynaya milateri