Home Wararka Maanta Toban magaalo oo dalka Turkiga ku yaalla oo uu dhul gariir ku...

Toban magaalo oo dalka Turkiga ku yaalla oo uu dhul gariir ku dhuftay iyo Dhimasho kabadan 200 oo Qof oo ka Dhalatay

0

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Turkiga, Suleyman Soylu, ayaa sheegay in 10 magaalo oo ku yaala dalka Turkiga uu saameeyay dhulgariirka.

Waxaa kamid ah Kahramanmaraş, Hatay, Gaziantep, Osmaniye, Adıyaman, Malatya, Şanlıurfa, Adana, Diyarbakir, Kilis.

Waxa uu sheegay in kooxaha baadigoobka iyo samatabbixinta ee dalka la geeyay “Feejignaan sare”.

Tirada dadka ugu dhintay dhul gariirka dalka Turkiga, ayaa marba marka ka danbeysa isa soo tareysa, iyadoo haatan lagu qiyaasay in ka badan boqol ruux.

Sidoo kale, warbixin ka soo baxday wasaaradda caafimaadka dalka Suuriya, ayaa lagu sheegay in 237 qof ay ku dhimatay dalkaasi, guud ahaan gobollada Xalab, Latakia, Hama iyo Tartus.

Sidoo kale, wasaaradda caafimaadka, ayaa soo saartey in ka badan 600 oo qof, ay ku dhaawacmeen dhul gariirka.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGaraadyadii Ku Shirsanaa Laasacanood oo Soo Saaray Warmurtiyeed ay uga Go,een Soomaalinad kuna Biireeen…..
Next articleSaraakiil sar sare oo Soomaaliland kaga Geeriyootay Dagaalka Kasocda Soomaaliland(Aqriso Magacyadooda)