Home Wararka Maanta Saraakiil sar sare oo Soomaaliland kaga Geeriyootay Dagaalka Kasocda Soomaaliland(Aqriso Magacyadooda)

Saraakiil sar sare oo Soomaaliland kaga Geeriyootay Dagaalka Kasocda Soomaaliland(Aqriso Magacyadooda)

0

12 askari oo ka tirsan ciidanka Somaliland oo uu ku jiro Gaashaanle dhexe Axmed Faarax Dacar Abaanduulihii Guutada Dhufsade, ayaa ku geeriyooday dagaalka saaka ka dhacay magaalada Laascaanood, Sida ay ii xaqiijiyeen ilo-wareeedyo kala duwan.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay labada dhinac, balse wararka hordhaca ah ayaa xaqiijinaya in dhimasho iyo dhaawac badan uu jiro.

Dhanka kale 7 carruur ah iyo hooyadood ayaa ku Geeriyooday laascaano kadib markii uu ku dhacay Gurigooda Madfac Hub culus.

War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ka mid yihiin oo ay hoostagaan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

Ad
Previous articleToban magaalo oo dalka Turkiga ku yaalla oo uu dhul gariir ku dhuftay iyo Dhimasho kabadan 200 oo Qof oo ka Dhalatay
Next articleXildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharciga Hay’adda NISA iyo NISA oo war Kasoo saartay Talaabadaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here