Home Wararka Maanta Wiilka Uu Dhalay Museveni Oo Hal Arrin Dalbaday Si Uu Aabbihiis Xilka...

Wiilka Uu Dhalay Museveni Oo Hal Arrin Dalbaday Si Uu Aabbihiis Xilka Ugala Wareego.

0

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa mar kale xiisad cusub lugaha kula jira, kadib markii yu Twitter kiisa kusoo qoray farriin uu ku sheegayo “haddii aad likes badan isiisaan waxaan beddelayaa aabbahey”.

Sida xogaha ay muujinayaan, Ilaa hadda 7k oo like iyo 2.1k RT ayuu helay, walow Dadka Uganda tiradooda ay tahay 47 Million oo qof.

Inkasta oo uu dhowr jeer wiilkan uu iska fogeeyay damaca uu ku beddelayo aabbihiis haddana Museveni ayaa la rumeysanyahay in uu u diyaarinayo wiilkiisa sidii uu xukunka ugala wareegi lahaa.

Sida taariikhda ay xuseyso, Qoyskan ayaa dalka Uganda maamulaya tan iyo 1986-dii.

Farriimo hore oo uu qoray ayaa hadal heyn abuuray waxaana ka mid ahaa markii uu ku hanjabay in uu Kenya ku qabsanayo laba todobaad waliba degayo dhismaha Riverside ee Nairobi iyo in Haweeneyda Raisalwasaaraha Talyaaniga uu 100 neef Lo’ ah ku rabo.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSeddax guul-darro oo Al-Shabaab ka soo wajaheysa luminta Degmada aadan yabaal
Next articleMadaxweynaha Somaliland Oo 7 Shardi Ku Xiray Wadahadalka Soomaliland iyo Soomaaliya ee Xasan Shiikh Shaaciyay