Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Saxaafada isugu yeeray kana Hadlaaya arimo Xasaasi ah

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Saxaafada isugu yeeray kana Hadlaaya arimo Xasaasi ah

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka hadlaya dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deegaanadii u dambeeyay oo ay ka mid tahay degmada Aadan Yabaal oo ahaa saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab.

La wareegidda degmada Istiraatiijiga ah ee Aadan Yabaal ayaa loo arki karaa inay tahay bilowga dhammaadka Al-Shabaab ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Alshabaab ayaa Dhawaan isaga Baxay Degmada aadan Yabaal oo u ahayd Degmo istaraatiji u ah Taas oo ay maamulaayeen in kabdan 10 sano.

Ciidamada Dowlada ayaana Dhalay Si buuxda ulawareegay Degmadaaan oo ahayd Degmadii ugu Danbaysay ee Shabeelada Dhexe Taas oo alshabaab laga Saaray.

Ad