Home Wararka Caalamka Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay...

Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”

0

Sida Wararka looga Helayo Rag ayaa gudaha u galay Moolka Kista ee Caasimada Stockholm si ay halkaasi dhac uga geestaan.

Booliska ayaa Dhacdadan uga warbixiyay Warbaahinta kadib markii la qabtay Afar nin oo ka danbeeyay Weerarka.

Weerarka ayaa ahaa mid lagu doonayay in lagu dhaaco mid kamid ah Baqaarada Moolka Kista.

Booliska oo gaaray Halkaasi ayaa u suura gashay inuu Qabto Raga doonayay inay fuliyaan weerarka halka mid kamid ah oo Gaari la baxsaday gadaal laga qabtay.

Joornalka Aftonpladet ayaa soo wariyay in mid kamid ah Ragaasi uu isku Dayay in uu Booliska iska Caabiyo taasi oo sababta Rasaasta uu isticmaalay Booliska Sweden.

Somaliska Stockholm

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga oo laba maalin socon doona(Sawirro)
Next articleCiidamda Dowlada oo inka badan 22 Sacadood kadib soo Afjartay Weerarkii lgu Qaaday Villa Rose