Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxeeynaha Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir.
Ganacsatadda ayaa lagala hadlay in ay kaalintooda ka qaataan xoojinta xasiloonida caasimadda iyo caawinta dadkii ku barakacay rabshadihii dhacay.
Kulankaan ayaa imaanaya xili Xulufada Hirshabelle iyo Galmudug ay ka soo Horjeesteen Muddo Kororsiga Farmaajo.
Ad