Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa ayaa caawa lagu dilay aaga deeganka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud
Wararka ayaa sheegaya in Sh Cisman iyo wiilkiisa la dilay iyagoo ku jira salaad maqrib
Sh Cisman oo horey u soo noqday gudoomiyaha Maxkamada degmada Cadaado ayaa dilkiisa waxaa ka dambeeyay maleeshiyo katirsan khawaarijta AS.
Ad