Home Wararka Maanta Ciidamadii Alshabaab Kasaaray Deegaanka Qaayib oo minooyin Soo Saaray

Ciidamadii Alshabaab Kasaaray Deegaanka Qaayib oo minooyin Soo Saaray

0

Ciidamada Ammaanka ee ku sugan degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka fashiliyay qarax miino oo ay kooxda Al-shabaab ku aaseen deegaanka

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka ayaa shalay dagaal la’aan kula wareegay degaanka Qaayib.

Ciidamadaan oo wali wada soo Saarista Miinooyin ay alshabaab ku aaseen Degaanada Qaayib iyo Hareerihiisa ayaa Wali ciidamadu ka wadaan miina Baaris xoogan.

Ad